Cafis loo fidiyay Odayaal iyo siyaasi Dhawaan Xukun lagu riday (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis Madaxweyne u fidiyay Odayaal Dhaqmeed caan ah iyo Siyaasi dhawaan Xukuno xabsi ah ku riday Maxkamada gobolka Bari. Odayaasha iyo Siyaasiga cafiska loo fidiyay ayaa cambaareeyay hab dhaqanka siyaasada Madaxweyne Deni, waxaana xabsiga dhigay Ciidamada amaanka iyadoona ugu dambeyn Maxkamada gobolka Bari xukuno kala duwan ku riay. … Continue reading Cafis loo fidiyay Odayaal iyo siyaasi Dhawaan Xukun lagu riday (Akhriso Magacyada)